Cabitaan fudud
Cabitaan fudud (Af Ingiriis : soft drink; Af Carabi : ar) sida badan loo yaqaano cabitaan qaboow, waa cabitaan lagu daray Kaarboonayt,[1] macaaneeye (sida sonkor), iyo walxo kale oo loogu tallogalay ineey dhadhan fiican iyo midab u sameeyaan cabitaankaasi. Inta ugu badan cabitaanka fudud waxaa lagu daraa sonkor, dheecaanka midhaha, iyo waxyaabo kale oo la farsameeyay.[2][3] if the drink is to be considered non-alcoholic.[4]
Hordhac
Dhamaadkii qarnigii 19aad ayaa nin saynisyahan oo lagu magacaabi jirey John Bemberton wuxuu rabay inuu sameeyo daawo, laakiin walxihii uu isku dardaray waxaa uga soo baxay cabitaanka maanta Koka-Kolaha loo yaqaano. Badhtamihii qarnigii 20aad ayaa cabitaanka Koka-kola aad u soo shaacbaxay oo suuq fiican yeeshay. Magaca cabitaanka waxaa laga keenay magacyada waxyaabaha ka samaysan yahay ee kala ah midhaha kola (oo ah mida kaafeiinta leh) iyo caleenta geedka kooka.[5]
Muuqaalo
Sidoo kale fiiri
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
Xigasho
- ↑ In June 2012, Coca-Cola announced its intentions to begin distributing in Myanmar. Stafford, Leon (September 9, 2012). http://www.ajc.com/news/business/coca-cola-to-spend-30-billion-to-grow-globally/nR6YS/. Soo qaatay January 24, 2013. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ "Nuqul Archive". United States Government. Waxaa laga kaydiyay the original 13 June 2011. Soo qaatay 25 February 2011. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) See §7.71, paragraphs (e) and (f). - ↑ "Nuqul Archive". Alcoholfree.co.uk. 2012-01-08. Waxaa laga kaydiyay the original 2012-02-20. Soo qaatay 2013-03-26. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ Bangor Daily News, April 8, 2010. http://www.bangordailynews.com/detail/126224.html[dead link]
- ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2016-10-21. Soo qaatay 2017-07-29. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin)